Waxaan sameyn karaa warsidayaashan oo dhan oo ku qoran luqad kkale, oo ku daabacan xuruuf xajmi weyn, ku duuban cajalad maqal ah, cajalada CDga, iyo qoraalka loogu talo galay dadka indhaha la'
(camoolayaasha). Waxaan kaloo qabanqabain karnaa in tarjume guriga kugu soo booqdo, ama tarjume telefoon kula hadla. Fadlan ogsoonow inaan adeegyadan u qaban karno keliya dadka deggan guryaha A2.
Inaad soo codsato macluumaadkan oo ku qoran luqad kale ama hab kale u qoran:
U soo qor
PR & Marketing Team
A2 Housing Group
Spelthorne House
Thames Street
Staines TW18 4TA
Phone
24-saac telefoon diyaar ah 0845 408 6786. (fariin maqal ah oo toban luqadood ah)
Warqadda internetka laga diro
Email
translate@a2hg.co.uk
Inaad soo booqato
Ama nala soo xirriir inaad yeelato balan, ama imow xafiiska oo qof baa kuu diyaar ah inuu macluumaad ku siiyo oo qax kuu qaban doona.
Sidoo kale, shaqaalaheyna dhammaan waxaa lo tababaray inay kugu caawinaan wax walba oo aad u baahan tahay oo gaar ah.
Return to translate page